Home Wararka Maanta DAAWO MUUQAAL:-Dowladda Turkiga oo Xarun Muhiim ah Ku Wareejisay Hay’adda Duulista iyo...

DAAWO MUUQAAL:-Dowladda Turkiga oo Xarun Muhiim ah Ku Wareejisay Hay’adda Duulista iyo Hawada Soomaaliyeed !

442
0
SHARE

Dowladda Dalka Turkiya ayaa maanta waxa ay Hay’adda duulista hawada Soomaaliyeed waxa ay ku wareejisay xarunt cusub oo qaabilsan Duulista hawada.

Xaruntan cusub oo laga dhex dhisay Gudaha Madaarka Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho ayaa sidoo kale waxa ay qaban doontaa Tababara shaqaalaha Hay’adda Duulusta Hawada Soomaaliyeed.

DOWLADDA TURKIGA OO XARUN CUSUB OO QAABILSAN DUULISTA HAWADA KU WAREEJISAY XUKUUMADDA

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here