Home Wararka Maanta DAAWO:-Madaxweyne Ku-xigeenka, iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka Gal-mudug oo ku xiran Magaaladda Cadaado!

DAAWO:-Madaxweyne Ku-xigeenka, iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka Gal-mudug oo ku xiran Magaaladda Cadaado!

2032
0
SHARE

Cali Gacal Casir oo ah Gudoomiye Baarlamaanka Gal-mudug ayaa caawa sheegay in amaankiisa uu khatar ku jiro kadib markii loo sheego in uusan ka bixi karin hogyiisa Magaalada Cadaado.

Gudoomiye Gacal Casir ayaa xaqiijiyay in isaga , Madaxweyne Ku-xigeenka Gal-mudug iyo Gudoomiye Ku-xigeenka 2aad ee Baarlamaanka Galmudug ay xabsi guri ku yihiin Madaxtooyada Cadaado.

Gudoomiyaha Baarlamaanka Gal-mudug ayaa sheegay in amarka lagu xiray uu ka soo baxay Madaxweynaha Gal-mudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf.

Halkan Hoose ka dhageyso Wareysiga Gudoomiyaha Baarlamaanka Gal-mudug

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here