Home Wararka Maanta Sirdoonka Puntland Oo Ku Raadjooga Ganacsatadii Hubka Sharcidarada Ah Keentay

Sirdoonka Puntland Oo Ku Raadjooga Ganacsatadii Hubka Sharcidarada Ah Keentay

171
0
SHARE

Bosaso:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Boosaaso ee xarunta Ganacsiga maamulka Puntland ayaa sheegaya in halkaa uu ka socdo baaritaan ay wadaan Saraakiil ka tirsan Sirdoonka Puntland.

Baaritaanka socda ayaa la sheegayaa inuu salka ku hayo tuhun ku aadan in magaalada Boosaaso ay gudaha u galeen Ganacsato dhowr ah oo maleeshiyaadka Daacishta Somalia ka caawisa sida uruurinta dhaqaalaha.

Ganacsatada lagu raad joogo oo gaareysa ilaa Afar Ganacsato ayaa maleeshiyaadka Daacish ka caawisa iibinta adeegyada aasaasiga oo lagu diyaariyo deegaano ay ka rarankaraan maleeshiyaadka.

Waxyaabaha ay Ganacsatada ka caawiyaan Daacishta Galgala ayaa waxaa sidoo kale kamid ah Hubka sharci darada oo si joogta ah looga raro deegaanada maamulka kuwaa oo si kuturubaan ah lagu soo galiyo dhulka Puntland

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here