Madaxweynaha cusub ee Maamulka Hirshabeelle ayaa maanta si weyn Loogu soo dhaweeyey Magaalada Buulo Burde ee Gobolka Hiiraan.
Soo dhoweynta loo sameeyay Madaxweyne Maxamed Cabdi Awaare ayaa waxaa ka qeeyb Galay Shacabka dagan Magalada Iyo Maamulka Degmadaasi Sarakiisha Ciidamada AMISOM iyo Kuwa Dowlada Soomaaliya
Ujeedka Madaxweynae Awaare u Tagay Magaalada go’doonsan ee Buulo Burde ayaa ah sidee uu wax oga Ogaan Lahaa Xaalada ay ku Nool Yahiin Shacabka Degmadaasi iyo Sidee loo Fure lahaa wadada isku Xirta Baladweyne iyo Jowhar.