Home Wararka Maanta DAAWO:-Madaxweyne Xaaf oo sheegay ujeedada ka danbeysa Taageerada uu u muujiyay Xulafada...

DAAWO:-Madaxweyne Xaaf oo sheegay ujeedada ka danbeysa Taageerada uu u muujiyay Xulafada Sacuudiga!!

633
0
SHARE

Madaxweynaha Maamulka Gal-mudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa wareysi gaar ah oo uu siiyay Idaacada VOA-da waxa uu sababeeyo sababta uu ula saftay Xulafada ay Sacuudiga Hogaamineyso.

Madaxweyne Xaaf oo ku sugan Dubai ayaa sheegay in ay danta Maamulkiisa  la gashay taageerada ay u muujiyeen  dhinaca Xululafada Sacuudiga .

Madaxweynaha Gal-mudug ayaa  dhanka kale waxa uu eedeyn dusha ugu tuuray Madaxda sare ee Dowladda Federaalka ee Soomaaliya.

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here