Home Wararka Maanta COD:-Madaxweynaha Hir-Shabelle oo Shaaca ka qaaday Go’aanka uu ka qaadan doono Xiisada...

COD:-Madaxweynaha Hir-Shabelle oo Shaaca ka qaaday Go’aanka uu ka qaadan doono Xiisada Khaliijka

473
0
SHARE

Madaxweynaha Cusub ee Maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa Ka hadlay Xiisada Ka dhex taagan Xulufada Sucuudiga uu Hogaaminayo iyo Dowlada Qatar iyo  Gu’aanka Dowlada soomaaliya ay ka qaadatay oo ahaa dhax dhaxaadnimo iyo maamul goboleedyada Dalka qaarkood oo taageeray xulafada Sacuudiga.

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here