Home Wararka Maanta Maraykanka Oo Ka Hadlay Dagaalka Oromada iyo Soomaalida Itoobiya.

Maraykanka Oo Ka Hadlay Dagaalka Oromada iyo Soomaalida Itoobiya.

727
0
SHARE

Dowladda Mareykanka ayaa ka dalbatay dowladda Itoobiya in ay baaritaan deg deg ah ay ku sameyso 55 qof oo la sheegay in ay ku dhinteen dagaalka u dhaxeeya Soomaalida iyo Oramada ee dalkaasi ka socda.

Safaaradda Mareykanka ee Addis Ababa ayaa  sheegtay in dagaalka uu ahaa mid aad u xun oo lagu xasuuqay dadka Shacab ah oo aan waxba galabsan.

Dowladda Itoobiya ayaa laga dalbaday in ay la xisaabtanto dadka masuulka ka ahaa rabshadaha ka dhacay Bariga Itoobiya ee dadka lagu dilay.

Ugu yaraan 50 kun oo kale ayaa barakacay tan iyo markii dagaalka uu ka dhacay xuduudda gobolada Somalida iyo Oromada ee Itoobiya.

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here