Home Wararka Maanta Hayadda Culimada Soomaaliyeed Oo Ka Hadashay Gafkii Loo Geeystay Nebi Maxamed NNKH.

Hayadda Culimada Soomaaliyeed Oo Ka Hadashay Gafkii Loo Geeystay Nebi Maxamed NNKH.

176
0
SHARE

Hay’adda Culimadda Soomaaliyeed ayaa war kasoo saartay nin la sheegay in uu ku sugan yahay Magaalada Gaalkacyo oo u gafay Nabi Maxamed NNKH.

Gudoomiyaha Hay’adda Culimadda Soomaaliyeed Sheekh bashiir Axmed Salaad ayaa codsaday in ninkaasi sharciga la marsiiyo,maadaama uu sameeyay fal ka baxsan diinta Islaamka.

AKHRISO

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here