Home Arimaha Bulshada Suldaan Cabdi Casiis Bayle oo kubaaqay In dawladda lataagero.

Suldaan Cabdi Casiis Bayle oo kubaaqay In dawladda lataagero.

460
0
SHARE

Suldaan Cabdi Casiis Bayle oo kamid ah waxgaradka soomaaliyeed ee sida wayn dalka looga yaqana ayaa kahadlay xaalada siyaasadeed ee dalka uu marayo iyo sida ay tahay in shacabka soomaaliyeed ay utageeraan hormarka uu dalka kutalabsanayo.

 Waxaa uu suldaanka uu sheegay in soomaaliya ay kasoo kabeeneso dhibatooyinkii kajiray isagoo ku amaanay dawladda shaqada ay qabatay oo ay kamid tahay shaqo abuurka iyo adeega ay bulshada uheeso.

Suldaan cabdi casiis bayle ayaa ugu baaqay barlmaanka inay joojiyaan moshinka iyo mucaradnimada xukumada uu hogaamiyo raysul wasaare khere isago xusay in dalka uu bahanyahay xiligan in lasamata bixyo oo halmeel looga wadasoo jeedsado cadawga soomaaliyeed.

Dhinaca kale suldaan bayle waxaa uu kubaaqay dibu uhishisin dadka soomaaliyeed lakala dhex dhigo iyo in dawlada xitaa alshabab ay wadahadal lafurto.

Ugu dambeen waxaa uu shacabka kadalbaday  inay tageraan dawladooda islamarkana laga shaqeeyo hormarka dalka iyo in dawladda laga shaqeeyo nabadgalyada.

HALKAN KADHAGEYSO.. Suldaan Cabdi Casiis Bayle

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here