Home Wararka Maanta Shirkadda Apple oo soo saartay Telefoon noociisa Aan horey loo Arag!

Shirkadda Apple oo soo saartay Telefoon noociisa Aan horey loo Arag!

495
0
SHARE

Shirkadda ku caan baxday adeega Telefoonada iyo Cumputerada  ee Apple ee laga leeyahay dalkaasi  Maraykanka ayaa waxa ay soo saartay Telefoon cusub oo aan noociisa caalamkan aynu ku nool nahay aan  horey loogu arag.

Apple oo u dabaal dageyso toban sano guurada ka soo wareegtay markii ay bilawday soo saarista telefoonada casriga ah, ayaa haatan soo bandhigtay telefoon cusub .

Telefoonka Cusub oo ay Shirkada Apple soo suuqa keentay ayaa waxa lagu magacaabaa Iphone X.

Khabiirada ku xeel dheer tiknoolajiyadda ayaa sheegaya in qiimaha taleefoonka cusub oo lagu magacaabo IPhone X uu noqon doono mid aad u sareeya.

Waxa uu sidoo kale  leeyahay naqshad cusub oo amaan ah, waxa ku rakiban aalad wajiga lagu aqoonsan karo.

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here