Home Wararka Maanta Magacyada Sideeda Musharax ee Madaxtinimada Maamulka Hir-shabelle!

Magacyada Sideeda Musharax ee Madaxtinimada Maamulka Hir-shabelle!

420
0
SHARE

Waxaa lagu wadaa in Maalinta sabtida ah Magaalada Jowhar ee xarunta Hirshabelle in ay ka dhacdo doorashada Madaxweynaha Maamulkaasi.

Ilaa Sideed Musharax ayaana u taagan in ay u tartamaan Madaxtinimada Maamulka Hir-shabelle oo bishii hore laga eryay Cali Cabdulaahi Cosoble oo ahaa Madaxweynihii hore ee Hirshabelle.

Hadabada Halkoos hoose ka akhriso Musharaxiinta u taagan qabashada jagada ugu sareysa Hir-shabelle.

Yuusuf Maxamuud Hagar (Dabdageed).
Cabdinaasir Shirwac Maxamed.

Maxamed Cabdi Waare.
Cabdi Faarax Laqanyo.

Maxamed Caruush Diirow
Cabdiraxmaan Xuseen Caddow

Cabdikariin Cali Nuur.
Daahir Cabdulle

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here