Home Wararka Maanta Gudiga Joogtada ah ee Barlamaanka Soomaaliya Oo Go’aamiyey Ajandaha Fadhiga Barito.

Gudiga Joogtada ah ee Barlamaanka Soomaaliya Oo Go’aamiyey Ajandaha Fadhiga Barito.

214
0
SHARE

Guddiga joogtada ee Golaha Shacabka oo kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay arrimo fara badan oo uu ka mid yahay go’aankii ka soo baxay Golaha Wasiirada Soomaaliya, kaasi oo ku saabsanaa dhiibistii Qalbi-dhagax.

Guddiga ayaa isku raacay in go’aanka xukuumadda laga dhigo waxyaabaha ugu horeeya ee looga hadli doono fadhiyada guud ee Golaha shacabka.

Xoghayaha Guud ee Golaha shacabka Cabdikariin Xaaji Cabdi (Buux) oo kulanka kadib warbahinta la hadlay ayaa sheegay kulanka sabtida soo aadan oo kulamada Baarlamaanka ay furmayaan in looga hadli doono go’aankii ka soo baxay Xukuumadda.

Kulankan oo ahaa midkii 11-aad, islamarkaana uu goob joog ahaa Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha shacabka Mahad Cabdalle Cawad, ayaa sidoo kale looga hadlay axdi ku saabsan Maxaabiista Soomaaliyeed ee ku xiran dalka India

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here