Home Wararka Maanta Madaxweynaha DDSI Oo Ka Hadlay Qabashadii Qalbi Dhagax iyo Waxa Laga Yeelayo

Madaxweynaha DDSI Oo Ka Hadlay Qabashadii Qalbi Dhagax iyo Waxa Laga Yeelayo

208
0
SHARE

Madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar ayaa markii u horeysay ka hadlay dhiibidii Cabdikariin Sheekh Muuse Qalbi Dhagax oo dhowaan dowladda Soomaaliya u gacan gelisay Itoobiya.

Isagoo wareysi siinayay Telefishinka Soomalaida Itoobiya ee ESTV waxaa uu ugu horeyn ka hadlay cida uu yahay Cabdikariin Qalbi Dhagax, isagoo sheegay inuu yahay nin u dhashay deegaanka Soomaalida Itoobiya, isla markaana uu dambi ka galay.

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here