Home Wararka Maanta Warbixin+Muqaal-Markab Sida Mucaawino Oo Ku Soo Xirtay Dekedda Magaalada Bosaso

Warbixin+Muqaal-Markab Sida Mucaawino Oo Ku Soo Xirtay Dekedda Magaalada Bosaso

202
0
SHARE

Markab weyn oo sida Deeq Raashin ah oo gaaraysa 4000-kun oo tan ayaa kusoo xirtay Dekeda Bosaso.

Raashinkan oo mucaawino ah ayaa waxaa ku deeqay Dawladaha Turkiga iyo Indoneesiya,waxayna soo marsiiyeen Dawlada Fadaraalka ah.

Deeqdan Raashinka ah ee soo gaartay Bosaso ayaa waxaa kala leh Puntland,Maamulka Galmudug iyo Maamulka Hir-shabelle.

Dawlada Puntland oo deeqdan masuul ka ahayd ayaa ku wareejisay qaybihii maamulada Hir-Shabelle iyo galmudug taasoo gaaraysa 2500 oo tan.

Dekeda Bosaso oo ahayd Goobta lagu kala wareejiyay Deeqdan,ayaa waxaa goobjoog ka ahaa wasiiro ka tirsan maamulada galmudug iyo hirshabeele,kuwaasoo si weyn ugu mahadnaqay Puntland sida masuuliyada aadka u wanaagsan ay iskaga saareenfududaynta Deeqdaas in ay soo gaarto Bosaso,hoos ka daawo muuqaalka oo faahfaahsan

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here