Home Wararka Maanta DAAWO:-Gal-mudug oo beenisay dhex dhexaadinta uu wado Gen. Galaal!

DAAWO:-Gal-mudug oo beenisay dhex dhexaadinta uu wado Gen. Galaal!

325
0
SHARE

Dowlad goboleedka Gal-mudug ayaa maanta beenisay in ay jiraan dhex dhexaadin uu wada Gen. Maxamed Nuur Galaal.

Wasiirk Warfaafinta Galmudug Maxamuud Aadan Cismaan Masagawaay ayaa sheegay in Maamulka Galmudug uusan ka war heyn dhex dhexaadinta uu wado Gen. Galaal.

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here