Home Wararka Maanta Ra’isul Wasaare Xasan Khayre oo Magacaabay Wasiir Cusub!

Ra’isul Wasaare Xasan Khayre oo Magacaabay Wasiir Cusub!

253
0
SHARE

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Fedraalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa u magacaabey Mudane Eng. Saadiq C/llaahi Cabddi Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guud iyo dib u dhiska Xukuumadda Soomaaliya.

Degreeto ka soo baxday xafiiska raiisul Wasaaraha Soomaaliya oo nuqul kamid ah oo soo gaartay Wakaaladda SONNA ayaa lagu yiri” laga bilaabo maanta oo ay taariikhdu tahay 22 bisha 8-2017 Mudane Eng. Saadiq C/llaahi Cabddi waxaa loo magacaabay in uu noqdo Wasiirka Howlaha Guud iyo dib u dhiska.

Wasiirka cusub ee Wasaaradad Howlaha guud iyo dib u dhiska waxaa la faray in uu si deg deg ah ula wareego xilkiisa.

Xilkan ayaa banaanaa in muda ah ka dib markii la dilay Wasiirkii Wasaaradda Howlaha Guud iyo Dibu dhiska Marxuum Cabaas Sheekh Siraaji.

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here