Home Wararka Maanta Puntland Oo War Ka Soo Saartay Colaado Ka Aloosan Degmada Buuhoodle

Puntland Oo War Ka Soo Saartay Colaado Ka Aloosan Degmada Buuhoodle

202
0
SHARE

Dowlad Puntland ayaa ka hadashay dagaal beeleedyada ka soo cusboonaaday tuulooyin hoostaga Magaalada Buuhoodle ee gobolka Togdheer.

Dagaalkan ayaa geystay khasaare isugu jira dhimasho, dhaawac iyo barakac.

Madaxweyne ku xigeenka  Puntland Cabdi xakiin Xaaji Cumar Camey ayaa sheegay in dagaaladaas aysan aheyn kuwo siyasadeed balse ay yihiin kuwa ay wada dagaalamaayan Beelo.

War-Saxaafadeed ka soo baxay Madaxtooyada Puntland ayaa looga hadlay dagaalkaas, waxaana uu u qornaa sidatan:-

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here