Home Wararka Maanta Madaxweynaha Soomaaliya Oo Ku Wajahan Dalka Masar.

Madaxweynaha Soomaaliya Oo Ku Wajahan Dalka Masar.

268
0
SHARE

Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo aya maalinta axada ah waxa ay booqasho rasmi ah ku tagi doonan dalka masar, kadib markii uu madaxweynaha casuumaad rasmi ah ka helay dhigiisa Masar Cabdulfitaax Al-SiiSi.

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here