Home Wararka Maanta Barlamaanka Koonfur Galbeed Oo Meelmariyey Golihii Wasiirada ee Cusbaa.

Barlamaanka Koonfur Galbeed Oo Meelmariyey Golihii Wasiirada ee Cusbaa.

197
0
SHARE

Xildhibaanada Baarlamaanka maamulka Koonfur Galbeed ayaa maanta kulan ku yeesheen Magaalada Baydhabo ku  ansixiyay Golaha Wasiirada cusub ee uu dhawaan soo magacaabay Madaxweyne Shariif Xasan Sheekh Aadan.

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa ka codsaday xildhibaanada Baarlamaanka in ay codka kalsoonida ah ay siiyan Wasiirada, si ay u qabtaan adeegyada ay Bulshada ka sugayaan.

Kulanka waxaa shir guddoominayay guddoomiyaha Baarlamaanka Koonfur Galbeed C/qaadir Shariif Sheekhuna Maye.

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here