Home Wararka Maanta Xildhibaano Ka Soo Horjeestay Xilka Qaadistii Lagu Sameyay Madaxweyne Cosoble

Xildhibaano Ka Soo Horjeestay Xilka Qaadistii Lagu Sameyay Madaxweyne Cosoble

389
0
SHARE

Jowhar.Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Maamulka Hirshabeelle oo ku sugan Magalaada jowhar ayaa ka soo horjeestay xilka qaadistii xildhibaano ka tirsan Hirshabeelle ay ku sameyeen Madaxweyne Cali Cabdulahi Cosoble kadib kulan maanta ay ku yeesheen Magalaada jowhar.

 

Wasiiradan oo shir jaraa’iid ku qabtay Magalaada jowhar ayaa waxba kama jiran ku tilmaamay xilka qaadista lagu sameyay madaxweynaha iyago sheegay inaysan aheyn mid sharcig ah.

 

Dhinaca Kale Xildhibaanada Mooshinka Keenay ayaa warbaahinta u diiday in ay galaan hool ay ku jireen Xildhibaanada Hirshabelle taas oo lagu sifeyay in ay Goobta joogeen dad aan xildhibaano

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here