Home Wararka Maanta DIGREETO:-Madaxweyne Cabdiwali Gaas oo Xil u Magacaabay Cabdifataax Cabdullaahi Jaamac (Jannagale)

DIGREETO:-Madaxweyne Cabdiwali Gaas oo Xil u Magacaabay Cabdifataax Cabdullaahi Jaamac (Jannagale)

548
0
SHARE

Xeer madaxweyne Lr 88 july 27.2017 kuna saabsan magacaabid wakiilka dowlada Puntland ee Finland.

 

Markuu Tixgeliyey: Ahmiyadda Wakiiladda Puntland u fadhiya dalalka dibaddu u leeyihiin dhismaha iyo Waxqabadka

 

Markuu Arkay: In baahi loo qabo buuxinta jagada Wakiilka Puntland  u fadhiya Dalka Finland;

 

Markuu Ka Fiirsaday: Kartidiisa, aqoontiisa iyo hufnaantiisa shaqo;

 

Markuu Ku Qancay: In uu hanan karo xilkan loo magacaabay;

 

Wuxuu go’aansaday

 

Madaxwaynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas In Mudane, Cabdifataax Cabdullaahi Jaamac (Jannagale), laga bilaabo taariikhda warqada ku qoran uu ahaado Wakiilka Puntland u Fadhiya Finland.

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here