Home Wararka Maanta DHAGEYSO+SAWIRRO:-Mukhtaar Roobow oo shaaca ka qaaday in uu Si rasmi ah ugu...

DHAGEYSO+SAWIRRO:-Mukhtaar Roobow oo shaaca ka qaaday in uu Si rasmi ah ugu baxay Al-Shabaab

325
0
SHARE

adaadka lagu Magacaabo Sheekh Muqtaar Rooboow Cali  Abuu Masuur oo Goor Dhow  Saxaafadda kula hadlay Magaalada Muqdiisho ayaa shaaciyay inuu ka baxay Fikirkii Al-shabaab islamarkaana uu doonayo inuu wada hadal la furo Dowladda Soomaaliya.

Sheekh Muqtaar Roobow ayaa Saxaafadda kula hadlay Hotelka City Place Ee Magaalada Muqdisho,waxaana Goobjoog ka ahaa Mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda Soomaaliya Shirkiisa Jiraa’id.

Maalmo ka hor ayey aheyd markii Sheekh Muqtaar Roobow Cali Abuu Masuur uu isku soo dhiibay Dowladda Soomaaliya islamarkaana uu yimid Magaalada Muqdisho.


Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here