Home Wararka Maanta Wasiirka Cusub ee Warfaafinta PL Cabdi Xirsi Qarjab oo Saxaafadda isugu yeeray...

Wasiirka Cusub ee Warfaafinta PL Cabdi Xirsi Qarjab oo Saxaafadda isugu yeeray Hoygiisa Garowe!

656
0
SHARE

Wasiirka cusub ee Warfaafinta Cabdi Xirsi Cali Qarjab ayaa goor dhow saxaafadda ugu yeeray hoygiisa Magaalada Garowe.

Wasiir Qarbjab ayaa la sheegay in uu ka biyo diiday xilka cusub ee loo magacaabay oo ah Wasaaradda Warfaafinta Boostada iyo Isgaarsiinta .

Wariye ka tirsan Warbaahinta Umada News, oo ku sugan Garowe  ayaa sheegay in Cabdi Xirsi Cali Qarjab oo hore u ahaa Wasiirka Amniga Puntland uu doonayo in uu ku dhawaaqo in uu iska casilo xilka cusub ee saaka uu u soo magacaabay Madaxweyne Cabdiwali Maxamed Cali Gaas.

Faah Faahinta dhowaan filo

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here