Home Wararka Maanta DHAGEYSO WAREYSI XASAASI AH:- Xaalada Siyaasadeed ee Puntland ka tagaan!!

DHAGEYSO WAREYSI XASAASI AH:- Xaalada Siyaasadeed ee Puntland ka tagaan!!

1188
0
SHARE

Golaha Baarlamaanka Puntland ayaa bartamihii bishii Luulyo waxa ay xasaanada kala noqdeen Golihii Wasiirada Madaxweynaha Cabdiwali Maxamed Cali Gaas.

Talaabadasi Ay qaadeen Golaha Waayaa waxa ay keentay xasilooni daro siyaasaded oo laga dareemay deegaanada Puntland

Geesta kale waxaa la filayo maalmaha soo socda in Madayweynaha Puntland uu soo dhiso Golaha Wasiirada Cusub.

Hadaba Agaasimaha Warbaahinta Umada news Cabdiqani Cali Dalmar ayaa xaalada siyaasadda Puntland ka taagan waxa uu ka wareystay Aqoonyahan Saciid Qaas oo ku takhasusa arimaha siyaasada haatana ka diyaariya Jaamacada Maalardaalan ee ku taala Sweden.

Halkan Hoose ka dhageyso

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here