Home Wararka Maanta DEG DEG AKHRISO:-Xilalka iyo Qabiilada Ay Ka Soo Jeedaan Golaha Wasiirada...

DEG DEG AKHRISO:-Xilalka iyo Qabiilada Ay Ka Soo Jeedaan Golaha Wasiirada Cusub ee Puntland !

3253
0
SHARE

1. Saalax Xabiib Jaamac Wasiirka Cadaaladda, iyo Arimaha Diinta
Qabiilka:- Majeerteen Wabeeneeye

2. Cabdulaahi Cali Xirsi Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose
Qabiilka:- Dhulbahante Jaamac siyaad

3. Axmed Cabdulaahi yusuf Dowlad – Wasiirka Amniga iyo DDR
Qabiilka ,Warsangeli

4. Cabdulaahi Siciid Carshe Wasiirka Maaliyada
Qabililka :- Majeerteen Cismaan Maxamuud

5. Shire Xaaji Faarax Wasiirka Qorsheynta iyo Xiriir
Caalamiga ah
Qabiilka :- Majeerteen Cali Saleebaan

6. Cabdiftaax Siciid Caynab Wasiirka Dastuurka Iyo Arimaha Fedraalka
Qabiilka:- Majeerteen iswaakhroon

7. Abshir Ow Yusuf Ciise wasiirka Waxbarashada iyo Barbaarinta
Qabiilka :- Warsangeli

8. Dr. Cabdinaasir Cismaan Cowke Wasiirka Caafimadka
Qabiilka:- Majeerteen Ciise Maxamuud

9. C/rixmaan Barkhad Warsame , Wasiirka Howlaha Guud, Gadiidka iyo guryenta
Qabiilka:- Dhulbahante Bahrarsame

10. Siciid Maxamed Raage Wasiirka Dekedaha iyo Amniga Badaha Puntland
Qabiilka :- Dishiishe

11. Axmed Cilmi Cismaan Karaash wasiirka Duulista Hawada iyo garoomada
Qabiilka :- Dhulbahante Naaleeye Axmed

12. Maryan Axmed Cali Wasiirka Hormarinta Haweenka
Qabiilka:- Dhulbahante Qayaad

13. Cabdi Xirsi Cali Qarjab Wasiirka Warfaafinta iyo Boostada
Qabiilka :- Majeerteen Ciise Maxamuud

14. Cabdiwali Xirsi Cabdule Indha guran Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha
Qabiilka:- Majeerteen Reer biciidyahan

15. Cabdulaahi Sh. Axmed Wasiirka Xanaanada Xoolaha
Qabiilka :- Majeerteen Cismaan Maxamuud

16. Cabdinuur Cilmi maxamud Bindhe Wasiirka Beeraha iyo Waraabka
Qabiilka:- Dhulbahante , Xasan Ugaas

17 .Dr. Cali Cabdulaahi Warsame Wasiirka Deegaanka
Qabiilka:- Majeerteen Cumar Maxamuud

18. Cabdirshiid Maxamed Xirsi wasiirka Kaluumeysiga iyo kheyradka Badda
Qabiilka:- Leelkase

19. Cabdi khadar Faarax Shaaciye Wasiirka Dib U dhiska iyo Maalgashiga
Qabiilka Majeerteen Reer Maxamuud

20. Cabdiraxmaan Shiikh Axmed , Wasiirka Dhalinyarada , Shaqada iyo shaqaalaha.
Qabiilka:- Majeerteen Ugaar Salebaan

Sida Qabiiladu U Qaybsadeen 20ka Wasaarsdood

11 Wasiir Waa Majeerteen
5 wasiir waaa Dhulbahante
2 Wasiir Warsangeli
1 wasiir Dishiishe
1 Wasiir Leelkase

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here