Home Wararka Maanta AKHRISO:-Liiska Xubnaha Golaha Wasiiradda cusub ee Puntland!

AKHRISO:-Liiska Xubnaha Golaha Wasiiradda cusub ee Puntland!

383
0
SHARE

Madaxweynaha Puntland Cabdiwali maxamed Cali gaas ayaa Goordhaweyd Ku Dhawaaqay Liiska Xubnaha Cusub ee Golaha Wasiirada Puntland
Waxaana soo Laabtay Intabadan Golahii wasiirada ee Hore :

Liiska Wasiirada :

1. Saalax Xabiib Jaamac Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda, arrimaha diinta iyo dhaqan celinta.

2. Cabdullahi Cali Xirsi Timo Cade Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Dawladdaha Hoose iyo Horumarinta reer miyiga.

3. Axmed Cabdullahi Yuusuf Wasiirka Wasaardda Amniga iyo DDR-ta.

4. C/qaadir Saciid Caarshe Wasiirka Maaliyadda Puntland.

5. Shire Xaaji Faarax Wasiirka Qorshaynta iyo Xiriirka Caalamiga ah.

6. Cabdifaatax Saciid Caynab Wasiirka Dastuurka iyo Arrimaha Faderalka.

7. Abshir Aw Yuusuf Ciise Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Barbaarinta iyo Tacliinta Sare.

8. Dr. Cabdinaasir Cismaan Ciise wasiirka Wasaaradda Caafimaadka.

9. Cabdiraxmaan Barkhadle Warsame Wasiirka Hawlaha Guud, Gaadiidka iyo Guriyaynta.

10. Saciid Maxamed Raage Wasiirka Dekedaha, Gaadiidka iyo Amniga Badda.

11. Axmed Cilmi Cismaan (Karaash ) Wasiirka Duulista Hawadda iyo Garoomadda Puntland.

12. Maryan Axmed Cali Wasiirka Horumarinta, Haweenka iyo Arrimaha Qoyska.

13. Cabdi Xirsi Cali Qarjab Wasiirka Wasaaradda War-faafinta Boostada, Dhaqanka iyo isgaadhsiinta.

14. Cabdiweli Xirsi Cabdule Wasiirka Ganacsiga iyo wershadaha.

15. Cabdullahi Shiikh Axmed magcaaby Wasiirka Xanaanada Xoolaha.

16. Cabdinuur Cilmi Maxamuud (Biindhe) Wasiirka Beeraha iyo Waraabka.

17. Dr. Cali Cabdullahi Warsame Wasaaradda Degaanka, Duurjoogta iyo Dalxiiska.

18. Cabdirashiird Maxamed Xirsi Wasiirka Kaluumaysiga iyo Khayraadka Badda.

19. Cabdikhadar Faarax Shaaciye Wasiirka Dib u Dhiska Maalgashiga iyo Horumarinta.

20. Cabdiraxmaan Shiikh Axmed Wasiirka Shaqada Shaqaalaha Dhalin-yaradda iyo Ciyaaraha.

Wasiiru Dawlayaasha.

21. Cabdirashiid Cali Geelle Wasiiru Dawlaha Wasaaradda Xanaanada Xoolaha.

22. Axmed Calimi Cawaale Wasiiru Dawlaha Wasaaradda Qorshaynta iyo Xidhiidhka Caalamiga ah.

23. Burhaan Cilmi Xirsi Wasiiru Dawlaha Madaxtooyadda iyo Xidhiidhka Caalamiga Ah.

24. Bashiir Cabdiraxmaan Gurxan Wasiiru Dawlaha Madaxtooyada iyo Xidhiidhka Goladda.

25. Axmed Siciid Cabdiraxmaan Wasiiru Dawlaha Wasaaradda Dekedaha Gaadiidka iyo Amniga Badaha.

26. Seyid Cumar Guuleed Wasiiru Dawlaha Wasaaradda Caafimaadka.

27. Cabdiqani Geelle Maxamed Wasiiru Dawlaha Wasaaradda Duulista Hawadda iyo Garoomada Puntland.

28. Cali Yuusuf Cabdi Giir Wasiiru Dalaha Wassaaradda Arrimaha Guddaha iyo Dawladdaha Hoose.

29. Cabdiraxmaan Jaamac Kulmiye Wasiiru Dalaha Wasaradda Kaluumaysiga iyo Khayraadka Badda.

30. Cabdiweli Maxamed Yuusuf Wasiiru Dawlaha Wasaaradda Amniga iyo DDR-ta.

31. Cabdifataax Nuur Axmed Ashkir Wasiiru Dawlaha Wasaaradda Warfaafinta, Boostaha iyo isgaadhsiinta.

32. Maxamuud Faarax Beeldaaje Wasiiru Dawlaha Wasaaradda Maaliyadda.

33. Yasiin Cabdi Seed Wasiiru Dawlaha Wasaaradda Waxbarashadda iyo Tacliinta Sare.

Wasiir Ku-xigeenadda.

34. Cabdifataax Xasan Xuseen Waloore Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Cadaaladda Diinta iyo Dhaqan Calinta.

35. Cabdulaahi Xaashi Qoob Deero Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Guddaha iyo Dawladdaha Hoose.

36. Cabdicasiis Maxamed Aadan Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Amniga iyo DDR-ta.

37. Cabdisalaan Bashiir Cabdisalaan Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Maaliyadda.

38. Saciid Faarax Maxamuud Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Qorshaynta iyo Xidhiidhaka Caalamiga ah.

39. Cabdiraxmaan Cabdi Ismaaciil Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Dastuurka iyo Arrimaha Fadaraalka.

40. Dr. Maxamed Cali Faarax Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Wax Barashadda iyo Tacliinta Sare.

41. Dr Faarax Maxamed Warsame Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Caafimaadka.

42. Faarax Cali Cabdi Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Hawlaha Guud iyo Gaadiidka.

43. Cadirisaaq Nuur Cumar Wasiir Ku-xigeenka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda.

44. Sucaad Saalax Nuur loo Magcaabay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Duulista Hadda iyo Garoomadda.

45. Faa’iso Cali Ismaaciil loo magacaabay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Horuminta Haweenka iyo Arrimaha Qoyska.

46. Cabdirisaaq Cumar Ismaaciil loo magcaabay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Boosaha iyo Isgaadhsiinta.

47. Cabdiraxmaan Xasan Yuusuf loo magacaaaby Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Ganacsiga iyo Weshedaha.

48. Dr. Nuur Axmed yuusuf Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha.

49 : Saciido Xuseen Cali Gees loo Magcaabay Wasiir Kuxigeenka Beeraha iyo Waraabka.

50. Maxamuud Ciise Xaaji Maxamed Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Deegaan Dalxiiska iyo Duur-joogta.

51. Maxamuud Maxamed Gabax Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Kaluumaysiga iyo Khayraadka Badda.

52. Cabdirisaaq Shire Ismaaciil Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Shaqadda, Shaqaalaha, Dhalinyaradda iyo Ciyaaraha.

53. Maxamed Jibriil Caateeye Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Maaliyadda.

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here