Home Wararka Maanta Ruushka Oo Diplomaasiyiin U Dhashay Dalka Mareykan Ka Eryey Dalkiisa

Ruushka Oo Diplomaasiyiin U Dhashay Dalka Mareykan Ka Eryey Dalkiisa

261
0
SHARE

Amarkan uu soo saaray madaxweynaha dalka Ruusha Vladimir Putin ayaa faraya in wadanka ruushka ay ka baxaan ilaa 755 diblomaasiyiin Mareykan ah kuwaasi oo ka shaqeynayay dalka Ruushka.

Madaxweynaha Ruushka oo lahadlayaay Televisionka dalkaasi ayaa sheegey in ilaa 1000 qof ay ka howlgalayeen safaaradda iyoqunsuliyadda Mareyakanka ee Ruushka isagoo amaray in ay ka baxaan dalkaasi 755 waxaana qeyb ka ah kuwo u dhashey dalka Ruushka oo iyagana shaqada joojinaya.

Go’aanka ay qaadatay Dowladda Ruushka ayaa jawaab u ah talaabadii cuna qabataynta uu Mareykanbku ku saaray Ruushka.

“Waxaan filayay in xiriirka Mareykanka iyo Ruushka uu intaasi ka sii wanaagsanaado, balse tani waxay jawaab u tahay talaabada Mareyakanka uu qatay, waxaana xaqiijinayaa in 755 diblomaasi oo Mareykanka ay dalka ka baxayaan”, Ayuu Yiri Madxweyne Putin.

Dowladda Mareykanaka ayaa ku tilmaantay amarka ka soo baxay madaxweyne vladamir Putin in uu noqon doono mid awaaqib xun ka dhasha islamarkaana uu yahay daandaansi.

Xukuumadda Moscow ayaa intaasi

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here