Home Wararka Maanta Madaxweyne Shariif Xasan oo soo dhisay Gole Wasiiro Cusub oo gaaraya 54...

Madaxweyne Shariif Xasan oo soo dhisay Gole Wasiiro Cusub oo gaaraya 54 Wasiir !

359
0
SHARE

Madaxweynaha Maamulka Kmg ah ee Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa maanta isku shaandheyn iyo xil ka qaadis ku sameeyay qaar kamid ah Golaha Wasiirada Maamulkiisa.

Madaxweyne Shariif Xasan ayaa magacaabay 24-Wasiir, 24-wasiir kuxigeen iyo 9-Wasiiru Dowlo, waxaana Wasiirada uu magacaabay Madaxweynaha ku jira kuwa cusub halka sidoo kale dib loo soo celiyay qaar kamid ah Wasiiradii hore.

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here