Home Wararka Maanta DAAWO:-Sacuudiga iyo Xulafadiisa oo maanta soo saaray go’aamo cusub oo quseeya Dowladda...

DAAWO:-Sacuudiga iyo Xulafadiisa oo maanta soo saaray go’aamo cusub oo quseeya Dowladda Qatar!

713
0
SHARE

Wasiiradda Arimaha Dibada Sacuudiga, Bahrain, Imaaradka iyo Masar ayaa maanta kulan gaar ah waxa ay ku yeesheen Magaaladda Manama ee Dalka Bahrian waxa ay ka soo saareen go’aamo cusub oo lidi ku ah Qatar.

Go’aamada cusub ee ka soo baxay 4-ta wadan ee gaashaanbuurta ah ayaa waxa ay yihiin kuwa aan wax badan kaga duwaneyn kuwii ay Bishii hore soo saareen.

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here