Home Wararka Maanta DAAWO:-Gudiga Doorashooyinka Puntland oo Maanta Gudoomiye Cusub Doortay!

DAAWO:-Gudiga Doorashooyinka Puntland oo Maanta Gudoomiye Cusub Doortay!

352
0
SHARE

Waxaa maanta Magaalada Garowe ee Caasimadda Puntland ka dhacday doorshada Gudoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Puntland.

Waxaana Xilkaas guddigu udoorteen Cabdiraxmaan Diiriye Shuuqe oo kamid ahaa guddiga , Shuuqe ayaa horay usoo qabtay wasiirka ku xigeenka wasaaradda Maaliyadda.

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here