Home Wararka Maanta SAWIR:-R/Wasaare Xasan Cali Khayre oo ka qeybgalay maanta ololaha nadaafadda ee ka...

SAWIR:-R/Wasaare Xasan Cali Khayre oo ka qeybgalay maanta ololaha nadaafadda ee ka soconaya Muqdisho

333
0
SHARE

Ayadoo qeybo kamid ah magaalada Muqdisho ay ka soconayaan olole ku aadan bilic soo celinta caasimadda Soomaaliya, ayaa ra’iisal wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre waxaa uu ka qeybgalay ololahasi oo ka soconaya Muqdisho.

Ra’iisal wasaaraha Dowladda Soomaaliya ayaa wuxuu tagay saaka qaar kamid ah degmooyinka magaalada Muqdisho, degmada Wadajir ee magaalada Muqdosh, halkaasi oo shacabka iyo maamulka kaga qeybgalay ololaha nadaafadda ee degmadaasi ka socoda.

Mudane XAsan Cali KHayre oo weli ku guda jira howlihiisa kormeer ayaa waxaa uu tagay goobo kale oo ay ka soconayaan olole kuwan lamid ah wuxuuna dhiiro geliyay in dadku ay ka qeyb qaataan dib u soo celinta bilicda magaalada Muqdisho.

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here