Home Wararka Maanta Duufaan Xalay Saq-dhexe Ku Dhufatay Degmada Caluula Ee Gobolka Bari

Duufaan Xalay Saq-dhexe Ku Dhufatay Degmada Caluula Ee Gobolka Bari

356
0
SHARE

Wararka Saaka  ka imaanaya degmada Caluula ee Gobolka Beri ayaa kusoo waramaya inay ku dhufatay Dabaylo kuwaa soo saamayn ku yeeshay Bulshada degmada Caluula.

 Wariyaha Warbaahinta Qaranka ee Gobolka Beri Maxamed Muuse Tarsan ayaa saaka soo sheegaya inay Xalay Dabaylo khasaaro gaystay ku dhufteen degmada Caluula ee Gobolka Beri kana mid ah dedmooyinka hoos taga Maamulka puntland.

Wali kama hadlin masuuliyiinta maamulka puntland iyo kan gobolka Beri duufaanta Xalay ku dhufatay degmada Caluula iyo khasaaraha ka dhashay.

Maahan markii ugu horesay ee dabaylo caynkaana ku dhuftaan degmaa Caluula ee Gobolka Beri marar badan ayaa  duufaano Nuuca waxaa ay ku dhufteendegmadaasi.

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here