Home Wararka Maanta SAWIRRO:-Baarlamaanka Soomaaliya oo Maanta Ansixiyay Arin Mudo laga sugaayay!

SAWIRRO:-Baarlamaanka Soomaaliya oo Maanta Ansixiyay Arin Mudo laga sugaayay!

358
0
SHARE

Xildhibaanada Golaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya ayaa maanta ansixiyey qaraar ku saabsan muddada xil heynta xubnaha golaha shacabka oo ah ilaa 2020-ka.

Xildhibaanada ayaa sidoo kale kulankooda kaga hadlay buuxinta kuraasta banaanaata, iyadoo uu shir gudoominayey kulanka baarlamaanka guddoomiyaha golaha shacabka Prof Maxamed Sheakh Cismaan Jawaari.

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here