Home Wararka Maanta DIGREETO:-Wasiir Cabdi Faarax Juxa oo Shaqo Joojin Ku Sameeyay Mas’uul Sare oo...

DIGREETO:-Wasiir Cabdi Faarax Juxa oo Shaqo Joojin Ku Sameeyay Mas’uul Sare oo Xil weyn Ka hayay Wasaaradda Arimaha Gudaha!

365
0
SHARE

Digreeto ka soo baxday Xafiiska Wasiirka Arimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta Xukuumada Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Juxa ayaa xilkii looga qaaday Xog-hayihii KMG ahaa ee wasaaradaas Prof Yaxye Cali Ibraahim.

Wasiir Juxa ayaa shaqo joojinta uu ku sameeyay Xog-hayaha joogtada ee wasaarada arimaha Gudaha ku sheegay in ay tahay wada shaqeeyn xumo.

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here