Home Wararka Maanta DAAWO:-Amiirka Dowladda Qatar Sheekh Tamiim oo Si Kulul Ugu Hadlay Gardarada Sacuudiga...

DAAWO:-Amiirka Dowladda Qatar Sheekh Tamiim oo Si Kulul Ugu Hadlay Gardarada Sacuudiga iyo Xulafadiisa!

514
0
SHARE
Emir of Qatar Sheikh Tamim bin Hamad al-Thani attends the 25th Arab Summit in Kuwait City, March 25, 2014. REUTERS/Hamad I Mohammed (KUWAIT - Tags: POLITICS ROYALS) - RTR3IH6M

Amiirka Dowladda Qadar Sheekh Tamim bin Hamad Al Thani ayaa Xalay jeediyey khudbad xasaasi ah oo uu uga hadlayo xaaladda ka taagan Khilaafka Khaliijka ee ka dhashay go’doomintii ay ku sameeyeey Qadar Sacuudiga iyo xulufadiisa.

Amiirka Hamad ayaa amaanay shacabka Qadar iyo sida ay uga jawaabeen go’doomintaas.

Sidoo kale Amiirka Dowlada Qatar waxa uu amaanay dowaladda Kuwait iyo dowrkeeda dhexdhexaadinta khilaafkaas, dalalalka caalamka ayuu ku amaanay mowqifka ay ka qaateen khilaafka Khaliijka gaar ahaan Turkey.

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here