Home Wararka Maanta Sawirro:-Wasiirka Haweeynka Puntland Oo Qalab Ku Wareejisay Ururka Naafada

Sawirro:-Wasiirka Haweeynka Puntland Oo Qalab Ku Wareejisay Ururka Naafada

370
0
SHARE

Wasiirka Wasaarada Haweenka iyo Arrimha Qoyska ee Puntland Aniisa Cabdulqaadir Xaaji Muumin ayaa maanta haya,adda bisha cas ee Qadar kala wareegtay qalab loogu tala-galay xarunta naafada Puntland oo ay dhismihiisa bilowday Wasiirada Haweenku.

Hal abuurka xarunta naafada Puntland oo laga dhisay meel aan ka fogayn xarunta Wasaaradda Haweenka ayaa hal abuurka lagu dhisay waxaa iska leh Wasiirka Haweenka Marwo Anisa Cabdulqaadir Xaaji Muumin iyadoo mashruucan gacan uga heshay haya,ada bisha cas ee Qadar.

Mukhtaar Cabdirisaaq oo ka socday haya,adda bisha cas Qadar oo munaasibadan ka hadlay ayaa sheegay inay sii wadayaan taageerida xaruntan wuxuuna wasiirka haweenka ku amaanay kaalinta ay ku leedahay hirgelinta xaruntan.

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here