Madaxwaynihii Hore Ee Puntland Hadana Ah Sinator Ka Tirsan Aqalka Sare Dr Abdirahman Farole ayaa tacsi u direy ehelka AUN Fiqi Bashiir oo kamid ahaa Isimada Puntland, kaasi oo maanta Lagu Aasay gobolka Mudug.
Farole oo Tacsida Diraya Ayaa ka sheekeeyay Qqoonta u Leeyahay Marxuum Fiqi.bashiir Cabdule Codweyn.
Halkan kaa daaawo