Home Wararka Maanta Sawirro:-Golaha Wasiirada Iyo Ra’iisul-wasaare Kheyre Oo Baadiyaha Kismaayo Ku Qadeeyay

Sawirro:-Golaha Wasiirada Iyo Ra’iisul-wasaare Kheyre Oo Baadiyaha Kismaayo Ku Qadeeyay

311
0
SHARE

Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam ayaa sheegay in qadadani ay tilmaam u tahay sida ay xili waliba Jubbaland iyo shacabkeedu ugu heelan yihiin wadajirka iyo isdhexgalka bulshada Soomaaliyeed.

Ra’iisal Wasaaraha ayaa aad uga mahadceliyey Madaxweynaha Jubbaland iyo golleyaasha dawlad gobolleedka is-xilqaankooda isagoona tilmaamay soo dhoweynta iyo martiqaadkan oo kale inuu yahay mid ay caan ku tahay Jubbaland.

“Aadbaan ugu mahadcelinayaa Madaxweyne Axmed iyo dhamaan dawlad gobolledka jubbaland oo si weyn noo soo dhoweeyey runtii qada sharaftan ay noo sameeyeen waxaanu u aragnaa qaddarin, ixtiraam iyo sharaf ay noo hayaan bulshada reer Jubbaland.” Ayuu yiri Ra’iisal Wasaaraha.

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here