Home Wararka Maanta Madaxweyne Dowladda Puntland Oo Ka Hadlay Ahmiyadda Canshuurta

Madaxweyne Dowladda Puntland Oo Ka Hadlay Ahmiyadda Canshuurta

260
0
SHARE

Madaxweynaha Dowladda Puntland Cabdiweli Maxammed Cali(Gaas) oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Garoowe ayaa ka hadlay hannaanka canshuur qaadista Puntland iyo ahmiyadda canshuurta,wuxuuna eedayn kulul eediyey dadka diiddan canshuurta oo uu sheegay in ay al-shabaab canshuur siiyaan,halka ay dowlada Puntland u canshuurta siin lahaayeen.

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here