Home Wararka Maanta Sawirro:-Ganacsiga Magaalada Bosaso Oo Maalintii Afaraad Xiran

Sawirro:-Ganacsiga Magaalada Bosaso Oo Maalintii Afaraad Xiran

175
0
SHARE

Ganacstada Boosaso ayaa sheegay in ay si weyn uga so horjeedaan Dawladu cashuurta ay ku kordhisay oo ay sheegeen in aan iyaga xaq loogu lahayn, balse ay tahay in canshuurta noocaas ah la saaro dadka mulkiilayaasha ah ee leh guryaha ay ku jiraan.

Waxa socda shirar ay leeyihiin gudiyada ganacsatada iyo Dawladda, kuwaas oo ka wada hadlaya sidii loo xalin lahaa dhibatadan taagan in kastoo aysan waxa natiijo ah ilaa hadda soo bixin.

Dawlada Puntland wali kama hadlin Ganacsigan xiran waxaana jira Gadood ay sii wadaan Ganacsatada Bosaso.

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here