Home Wararka Maanta Daawo:-Biyaxireenka Xamxamaa Ee Gobolka Nugaal Ee La Dhagax Dhigay

Daawo:-Biyaxireenka Xamxamaa Ee Gobolka Nugaal Ee La Dhagax Dhigay

368
0
SHARE

Wasaarada Deegaanka, Duurjoogta iyo Dalxiiska Dowlada Puntland  ayaa maanta dhagax dhigtay Biyo xireen laga samaynayo Togga Dhuugleey oo ku yaala deegaanka Xamxamaa ee Gobolka Nugaal, Waxaana ka qeybgalay munaasabada Madaxda Wasaaradda Deegaanka, Masuuliyiin ka socota Wasaaradaha Xanaanada Xoolaha, Beeraha, Xafiiska Deegaanka Dowlada Federalka Somalia,Maamulka iyo Shacabka Tuulada Xamxamaa, iyo  Qaar ka mid ah Hay,addaha Bahwadaagta la ah Wasaarada Deegaanka Puntland.

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here