Home Wararka Maanta SAWIRRO:-Ciidanka Puntland oo 14 Qof Oo Lagu Tuhunsanyaha Al-Shabaab Ku Qabtay...

SAWIRRO:-Ciidanka Puntland oo 14 Qof Oo Lagu Tuhunsanyaha Al-Shabaab Ku Qabtay Duleedka Garowe!

370
0
SHARE

Ciidanka amaanka ee  Puntland oo saacadihii ugu dambeeyey howlgallo culus kawadey qaybo kamid ah buuraleeyda deegaanka Cuun ee gobolka Nugaal ayaa gacanta ku soo dhigay 14 qof oo lagu tuhunsanyahay in ay ka tirsanyihiin  malayshiyaadka xagjirka ah ee ku dhuumaalaysanayey halkaasi.

Ragaan 14 qof ka kooban ee  la soo qabtay ayaa la sheegay in ay ku jiraan ajaanib.

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here