Home Wararka Maanta Suldaan Siciid Maxamed Garaase Oo Ka Hadlay Shirkii Beesha Tanade Iyo Isimada...

Suldaan Siciid Maxamed Garaase Oo Ka Hadlay Shirkii Beesha Tanade Iyo Isimada Puntland Uga Socday Garoowe

491
0
SHARE

Magaaladda Garowe ee caasumadda Dowlada Puntland waxaa weli ka soconaya shir ay leeyihiin isimada PL, siyaasiyiin iyo odayaasha dhaqanka beesha Tanade / Leelkase.

Suldaan Sa’id M. Garaase oo ka mid ah Salaadiinta dhaqanka ugu waa weyn Puntland ayaa warbaahinta la hadlay waxaana uu ka war bixiyay natjiida qodobada hordhaca ah ee ka soo baxay shirkan.

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here