Warar goor dhaw ina soo gaaray ayaa sheegaya in Agaasime Cabdirisaaq Cali Yuusuf (Bahlaawi) uu soo gaaray dhawac fudud kadib markii Qarax miino uu haleelay gaari uu saarnaa oo marayay xaafada taleex ee degmada Hodadn ee muqdisho
dhaqaatiirta caafimadka ayaa sheegay in Agaasime C/risaaq Cali Yuusuf iyo darawilkiisa dhawacyadoodana ay yihiin kuwa fudud laguna dabiibayo mid ka mida isbitaalada magaalada Muqdisho.
Gaariga ayaa burbur ka soo gaaray qaraxaan hase yeeshee majiro qof ku dhintay dhacdadaan.