Home Wararka Maanta Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Itoobiya Maxaabiis Kalasoo Wareegay

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Itoobiya Maxaabiis Kalasoo Wareegay

255
0
SHARE

Sida ay xaqiijiyeen Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya waxaa lagu waddaa in maanta Xabsi ku yaalla dalka Itoobiya laga siidaayo Maxaabiis aad u fara badan oo Soomaali ah , kuwaa soo muddo badan ku xirnaa dalka Itoobiya.

Siideynta Maxaabiistaan ayaa timid ka dib Markii ay heshiis wadda gaareen dowladaha Soomaaliya iyo sidoo kale Itoobiya.

Tirada Maxaabiista ayaa lagu soo waramaya in ay kor u dhaafayaan ilaa iyo 100 ruux oo qaarkood muddo dhowr sano ah ay ku xirnaayeen dalka Itoobiya

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here