Home Wararka Maanta Ra’iisul-Wasaare Khayre Oo Farriin Qiiro Leh U Diray Umadda Soomaaliyeed

Ra’iisul-Wasaare Khayre Oo Farriin Qiiro Leh U Diray Umadda Soomaaliyeed

178
0
SHARE

Ra’isul Wasaaraha dowladda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa xalay Munaasabada 1-da Luulyo ka jeediyay Khudbad soo jiidatay dareenka umadda Soomaaliyeed.     Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa sheegay in umadda Soomaaliyeed ay ku daashay dhibato iyo kala qob-qob siyaasadeed, mid beeleed iyo mid argagaxisnimo laakiin haatan ay haystaan kaliya hal fursad.

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here