Tuesday, May 22, 2018
Home 2017 July

Monthly Archives: July 2017

Ruushka Oo Diplomaasiyiin U Dhashay Dalka Mareykan Ka Eryey Dalkiisa

Amarkan uu soo saaray madaxweynaha dalka Ruusha Vladimir Putin ayaa faraya in wadanka ruushka ay ka baxaan ilaa 755 diblomaasiyiin Mareykan ah kuwaasi oo...

Dil Toogasho Ah Oo Lagu Xakumay Ninkii Ka Dilay Wasiir Cabaas Siraaji

Maxkmadda sare ee Ciidamada Qalabka sida dowlada Soomaaliya ayaa mar kale xukun dil ah ku riday askarigii ka dambeeyay dilkii Muqdisho loogu geestay Wasiirkii...

Afhayeenka Ururka Alshabaab Oo Beeniyay Inuu Duqayn Ku Dhimantay.

Afhayeenka Kooxda Al-shabaab Shiikh Cali Maxamuud Ragge (Cali Dheere) ayaa  hadlay kadib 4-todobaad  kahor markii ay soo baxeyn warar ku aadan in lagu dilay...

DAAWO:-Sacuudiga iyo Xulafadiisa oo maanta soo saaray go’aamo cusub oo quseeya Dowladda Qatar!

Wasiiradda Arimaha Dibada Sacuudiga, Bahrain, Imaaradka iyo Masar ayaa maanta kulan gaar ah waxa ay ku yeesheen Magaaladda Manama ee Dalka Bahrian waxa ay...

SAWIRRO:-Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya iyo Danjire Francisco Madeira oo Kulan Gaar ah Yeeshay!

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta iyo Hanuuninta Dadweynaha Xukumada Soomaaliya Mudane C/Raxmaan Cumar Cismaan Yariisow iyo Safiirka Midowga Afriga Somaliya Francisco Madeira Ayaa Waxaa Ay ka Wada Hadleen...

DAAWO:-Gudiga Doorashooyinka Puntland oo Maanta Gudoomiye Cusub Doortay!

Waxaa maanta Magaalada Garowe ee Caasimadda Puntland ka dhacday doorshada Gudoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Puntland. Waxaana Xilkaas guddigu udoorteen Cabdiraxmaan Diiriye Shuuqe oo kamid ahaa guddiga...

Madaxweyne Shariif Xasan oo soo dhisay Gole Wasiiro Cusub oo gaaraya 54 Wasiir !

Madaxweynaha Maamulka Kmg ah ee Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa maanta isku shaandheyn iyo xil ka qaadis ku sameeyay qaar kamid ah...

Madaxweyne Trump oo eryay Madaxii Shaqaalaha Aqalka Cad!

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa u magacaabay xoghayihiisa Amniga gudaha John Kelly inuu noqdo madaxa Shaqaalaha Aqalka Cad, kadib marki xilkaasi laga qaaday Reince...

DAAWO:-Wasiir Qarjab oo Sheegay Waxa uu sameyn doono Hadii uu Iska waayo Liiska Golaha...

  [youtube https://www.youtube.com/watch?v=rD9Guemj-qM]

Block title