Home Wararka Maanta DAAWO:-Ismaaciil Madar ee Imaaraadka Laga celiyey oo Dowladda Qadar Casuumad ka helay

DAAWO:-Ismaaciil Madar ee Imaaraadka Laga celiyey oo Dowladda Qadar Casuumad ka helay

323
0
SHARE

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Qadar ayaa soo dhowayn Balaadhan ugu Samaysay Masaajidka uu iimaamka ka yahay Sheekh C.rashiid Cali Suufi, Ismaaciil Cumar Madar oo ah Wiil Soomaaliyeed oo dhowaan Tartanka Qur’aanka uga qayb galay dalka Imaaraadka Carabta, islamarkaana la sheegay inay Saamaysay Arimaha Siyaasadeed ee ka Taagan Dalalka Khaliijka, Taasi oo sabab u Noqotay in dib loogu celiyo Soomaaliya, Wuxuuna intaasi kadib Casuumad ka helay Dawladda Qadar.

Cabdalla Maxamed Cali oo ah Macalinka Ismaaciil Madar ayaa Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Qadar uga mahad celiyey sida wanaagsan ee ay u Qaabileen

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here