Eyl:-degmada Eyl ee gobolka Nugaal ayaa sheegaya in degmadaasi uu dhowaan gaarey wasiirka arrimaha gudaha iyo dibu-heshiisiinta ee xukuumadda federalka ah ee Soomaaliya Cabdi Faarax Siciid Juxaa.
Wasiirka ayaa waxaa halkaasi ku soo dhoweeyey saraakiisha ciidanka badda dowladda Puntland, maamulka degmada iyo qaybaha kala duwan ee bulshada kunool deegaanka.
SAWIRRO