Home Wararka Maanta M-Gaas oo wacad ku maray inuu wiiqayo Al-Shabaab iyo maamulada taageera (Daawo)

M-Gaas oo wacad ku maray inuu wiiqayo Al-Shabaab iyo maamulada taageera (Daawo)

348
0
SHARE

Madaxweynaha Puntland, Cabdiwali Maxamed Cali Gaas, ayaa isna ku nuux-nuuxsaday waxyaabo ay kamid ahay ammaanka, isagoo ballan qaaday in Puntland amnigeedu muddo soo jiray hadana uu jiri doono, isagoo wacad ku maray in gacan bir ah lagu qaban doono ciddii isku dayda inay waxyeelleyso.

Madaxwayne Gaas waxa uu baaq u diray maamul uu sheegay inay xilli walba taageeraan kooxda Firxadka ah ee Al-Shabaab isagoona tilmaamay in loobaahan yahay ka waantoobida taageerada kooxdaasi.

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here